Jilaaga caanka ah ee reer Masar Adil Imam ayaa daaha ka qaaday inuu la yaabay wararka sheegaya in Masar uu ka hijroonayo ama ka qaxayo, qolyahada mayalka adag dartooda, wuxuuna Adil ku adkeystay in marnaba isaga iyo caruurtiisu aysan Masar ka tegi doonin.
Adil ayaa yiri wararka la sheegayo dhamaantood waa been abuur, anigu qof aan ka cabsanaayo ama shey aan ka baqaayo majiro, suura galna iima ahan inaan dalkeyga ka tago wax kasto oo igu dhaca.
"Masar ayaan ku noolaaneynaa aniga iyo caruurteydu, qof nagamida oo dibada aaday ma jiro marka laga reebo maalmo yar kadibna waan soo noqonay. sidoo kale Adil ayaa tilmaamay in Masar ay u baahantahay Mucjiso si ay uga baxdo xaalada ay ku jirto xiligaan.
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at