Haweenka
Madow ee u dhashay Dalka South Africa ayaa cabasho xoogan ka keenay
Raga Soomaalida ee kunool Dalkaasi K/Afrika Gaar ahaan Raga ee Jaceylka u
qaadaan .
Gabdho Badan oo South African ah ayaa Waxa ay ku doodeen in ay dhibaato xog badan ku qabaan Jaceylka ay u qaadaan Wiilasha Soomaalida ee Kunool Dalkaasi taas ay u sababeeyenm dhoor arimod oo ugu horeyso dhanka Luuqada.
Waxaa sidoo kale Haweynka South Africanka Cabashadooda kamid ah in Raga Soomaalida ay aad iskula weyn yihin ayna marnaba dooneyn in ay Jaceyl la wadaagaan Gabdhaha Madow ee South Africanka.
Andiswa Waa Gabar 19-Jir Kunool Tuulo katirsan Magaalada Cape Town Gabdhan ayaana waxaa lasoo darsay Jaceyl baaxad weyn ay u qaaday Wiil Somaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamad Ciise oo halkaasi gob ganacsi ku leh .
Gabadhan ayaan dhoor mar isku day day in Wilkaasi ay u bandhigto Jaceylka Baaxada weyn ee dilooday Nafteda balse waa ay ku guul daresatay dhoor mar ay isku day day arintaasi taas ay ugu Wacneed in Maxamad Ciise uusan Fahmen Luuqada ay u ku hadlaysay Gabadhaasi oo aheed Luuqada Khosaha .
intaas kadib ayaa gabadhi waxa ay isku dayday in ay Fariin Qoraaleed ku qoran Afka Ingilisha ay u Dirto Wilka ay jaceylka u qaaday Balse marki Wilka loo fasiray ayaa aad uga carooday hadalka kasoo yeeray Gabadhaasi South Africanka oo ah nuca lo yaqaan Xiiranta ama haweenka madow ee timaha yar leh.
Maxamad oo Careysan ayaana waxaa malintii danbe Dukaanka usoo gashay Gabadhi sida uu i xaqijiyay Wiil ay Saaxibo yihiin wilka arinta ku dhacaday ,Gabadhu waxa ay fileysay ayaa ahaa in uu soo dhaweyn doono ayna hadal farxad galiya u sheegi doono balse taa badalkeed Maxuu sameeyaya?
Wilki ayaa waxa uu sameeyay inta ul weyn soo qaatay ayuu garaacay una shegay hadi ay mar danbe Dukaankisa timaado in uu Dilo doono taas oo gabdhi ku beertay Guul daro iyo cabsi xoogan oo so wajahday maadaama ay ku guul dareesatay Jaceylkedi uuna u hanjabay.
Gabadhi ayaana ugu danbeyti ku catawday Caku Jaceyl aan laguu ogeyn iyo Qof aan Afkaaga kaseyn Jaceylka loo qaado Guul daro badanaa.
mana ahan Dhacdadi ugu horeysay ee Nuucaan ah oo gabdho South African ay ku guldarestaan Jaceylka ay u qaadaan Wiilasha Soomaalida ah ee Kunool Dalkaasi Walow ay jiraan Rag gursaday Hawenka Dalkaasi akdib Jaceyl Dhaxmaray.
Waa Su'aal Qof aadan afkisa garaneyn hadii aad Jeclaato side baad ugu shegi laheyd ?aan u daayo Su'aashaasi Aqristayaashena Sharafta leh.
_____________________________Gabdho Badan oo South African ah ayaa Waxa ay ku doodeen in ay dhibaato xog badan ku qabaan Jaceylka ay u qaadaan Wiilasha Soomaalida ee Kunool Dalkaasi taas ay u sababeeyenm dhoor arimod oo ugu horeyso dhanka Luuqada.
Waxaa sidoo kale Haweynka South Africanka Cabashadooda kamid ah in Raga Soomaalida ay aad iskula weyn yihin ayna marnaba dooneyn in ay Jaceyl la wadaagaan Gabdhaha Madow ee South Africanka.
Andiswa Waa Gabar 19-Jir Kunool Tuulo katirsan Magaalada Cape Town Gabdhan ayaana waxaa lasoo darsay Jaceyl baaxad weyn ay u qaaday Wiil Somaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamad Ciise oo halkaasi gob ganacsi ku leh .
Gabadhan ayaan dhoor mar isku day day in Wilkaasi ay u bandhigto Jaceylka Baaxada weyn ee dilooday Nafteda balse waa ay ku guul daresatay dhoor mar ay isku day day arintaasi taas ay ugu Wacneed in Maxamad Ciise uusan Fahmen Luuqada ay u ku hadlaysay Gabadhaasi oo aheed Luuqada Khosaha .
intaas kadib ayaa gabadhi waxa ay isku dayday in ay Fariin Qoraaleed ku qoran Afka Ingilisha ay u Dirto Wilka ay jaceylka u qaaday Balse marki Wilka loo fasiray ayaa aad uga carooday hadalka kasoo yeeray Gabadhaasi South Africanka oo ah nuca lo yaqaan Xiiranta ama haweenka madow ee timaha yar leh.
Maxamad oo Careysan ayaana waxaa malintii danbe Dukaanka usoo gashay Gabadhi sida uu i xaqijiyay Wiil ay Saaxibo yihiin wilka arinta ku dhacaday ,Gabadhu waxa ay fileysay ayaa ahaa in uu soo dhaweyn doono ayna hadal farxad galiya u sheegi doono balse taa badalkeed Maxuu sameeyaya?
Wilki ayaa waxa uu sameeyay inta ul weyn soo qaatay ayuu garaacay una shegay hadi ay mar danbe Dukaankisa timaado in uu Dilo doono taas oo gabdhi ku beertay Guul daro iyo cabsi xoogan oo so wajahday maadaama ay ku guul dareesatay Jaceylkedi uuna u hanjabay.
Gabadhi ayaana ugu danbeyti ku catawday Caku Jaceyl aan laguu ogeyn iyo Qof aan Afkaaga kaseyn Jaceylka loo qaado Guul daro badanaa.
mana ahan Dhacdadi ugu horeysay ee Nuucaan ah oo gabdho South African ay ku guldarestaan Jaceylka ay u qaadaan Wiilasha Soomaalida ah ee Kunool Dalkaasi Walow ay jiraan Rag gursaday Hawenka Dalkaasi akdib Jaceyl Dhaxmaray.
Waa Su'aal Qof aadan afkisa garaneyn hadii aad Jeclaato side baad ugu shegi laheyd ?aan u daayo Su'aashaasi Aqristayaashena Sharafta leh.
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:30 and have
, Published at