Magaalada Caasimada Soomaaliyeed ee Muqdisho ayaa Nolosha Si caadi ah ugu Soo laabanaysaa Kadib Muddo 22 Sano ah ay Dagaalo ku Jirtay.
Layrarka Wadooyinka, Maqaaxiyadaha, Hoteelada iyo Meelaha lagu Qaxweeyo ayaa Nolasha Si caadi ah ugu soo laabanaysaa.
Hadaba si aad idinka indhihiina ugu aragtaan Nala Daawada Video-gan iyo Sawirada ka hooseeya oo ka Turjimaya Muuqaalka Dhabta ee xiligan ee Magaalada Muqdisho.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at