waxaa uu kuu siinayaa tilmaamo ay wanaagsan tahay in ay kaa muuqdaan gabaryaheey taasi oo kaa saacideysa in uu wanaagsanaado xariirkaada jaceyl ee qaado.
Fur-furnaanta: dhoola cadeynta iyo qosolka waa waqtiyada uu ninka ugu jecel yahay in uu la qaato lamaantiisa , ninkaada ha noqdo mid u soo xiisa sheekadada inta uu ka maqan yahay shaqada.
Midda Wax Fahmeysa: Ninka kalgaceyl adag ayuu u qaadaa haweeneyda fahankeeda iyo aragtideeda ay fog tahay.
Haweeneyda Degan : qosolka iyo farxadda ayaa yareeysa dhibaatooyin maalimeedka waxa ayna haweenka ka saacidaa in ay ka hesho xoogaa nafis ah, hadaba ninka ayaa baadi gooba haweeneyda ka fog muragada.
Isku Kalsoonaanta : Ragga ma jecla haweeneyda nafteeda ku kalsooneyn ee isku kalsoonaanta ha ahaato dariskaada waana furaha loogu dhawaado ninka.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at