daajis.com:-Wadanka Australia Oo Mudooyinkaan Danbe Ay Dadka Soomaalida si aad ah ugu qul qulayeen ayay shalay si nabad ah ku tageen 87 qof oo soomaali iyo afganistaaniyin iskugu jira iyagoo Ka ambabaxay Wadanka Indonesia .
Sanadkan aan ku guda jirno ee 2013 ayay dad fara badan waxay doomo kaga tahriibeen wadanka Indonesia iyagoo kusii jeedo xeebaha dalka Australia , waxaa inoo suura gashay Muqalas Soomaaliyed oo kusugan wadanka Indonesia Inaan wax ka weydiino Arimahan Tahriibayaasha iyo qaababka uu si sahlan ku gaarsiyo wadanka Australia, Ahmed Abdi Gacamey Waa Muqalas Kusugan Caasimada Jakaarta Ee Dalka Indonesia Wuxuuna wax nooga sheegay arimahan waxaana ka codsanay halka ay kala soo xiriiri karaan dad weynaha aan ku sugneen dalka indonesia ee doonaya in ay gaaraan Dalka Australia .
Aqristayaal fara badan oo nala soo xariiray owgeed waxaan maanta usoo gudbin doonaa Mr Gacamey oo ah muqalaska soomaaliyed oo si nabad ah kuugu xiri doona halka aad kunooshahay ilaa wadanka Australia Insha Allaah
Shabakada Caanka Ah Isla markaana ka faaloota arimaha bulshada ee daajis.com oo mar walba u taagan u adeegista aqristayaasheeda ayaa maanta idiin soo bandhigi doonta Number Ay Kala Xiriir karaan Ahmed Abdi Gacamey Oo ah muqalas soomaali ah Hadaba Kala Xiriir Yahoo-giisa aadan21@yahoo.com
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.comUSA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:09 and have
, Published at