Hoos ka fiirso sida ay ciidanka ugu diyaargaroobayaan safarkooda Soomaaliya, iyagoo noqon doona ciidankii ugu dambeeyay ee ku biira howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).
Ciidanka Sierra Leone oo ka kooban 850 askari ayaa la dejin doonaa gobollada Gedo iyo Jubbooyinka.
Mid ka mid saraakiisha ciidanka Sierra Leone ayaa sheegay inay ka mid noqonayaan ciidanka kale ee Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya.
Doorkeenna ugu weyn wuxuu noqon doonaa caawinta sidii loo soo celin lahaa xasiloonida iyo kala dambeynta Soomaaliya, ayuu yiri sarkaalka.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:18 and have
, Published at