daajis.com:-Maanta ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa lagu dhigay munaasabad lagu maamuusayay 12-ka April oo ah maalintii dhidibada loo taagay jiritaanka ciidan meleteri ah oo dowlada Soomaaliya ay leedahay.
Munaasbada maanta ladhigay oo ka dhacaday xarunta wasaarada gaashan-dhigga oo ku taalla Degmada Dayniile ee gobalka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha dalka Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo khudbad halkaasi ka jeediyay iyada oo ciidamaduna ay kusoo bandhigeen dhoolatus meleteri oo cajiib ah.
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:36 and have
, Published at