daajis.com:-Haweenka ayaa aad uga dhow ragga, marka ay timaado in xidhiidhka iyo jaceylka ka dhaxeeya gabadha iyo wiilka, lagu dhinac wado xidhiidh kale, ra’yi uruurin la sameeyay ayaa sidaas muujisay.
Mid ka mid ah shantii haweenba ay midi sheegtay inay khiyaami lahayd gacaliyaheeda oo ay xidhiidh kale la wadaagi lahayd qof aanu ogeyn, haddii ay ka hesho. Taa beddelkeeda kaliya mid ka mid ah sagaalkii rag, ayaa sheegay inay sidaas sameyn lahayd.
Daraasaddu waxa ay sheegtay in 15% ragga ay cafiyaan gabadha xiriirka kala dhaxeeyo ama xaaska haddii ay ogaadaan in ay qof kale xiriir la leedahay, halka 12% oo kaliya ay sidaa oo kale samaeeyaan marka la eego dumarka.
Haddaba maxay adiga kula tahay, side u aragtaa daraasaddan, ma kuula muuqataa mid run ah? Hoos ku qor fikirkaaga.
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at