Nin waalan oo qashin iyo dhagxaan wadada ka gurbina isla markaana isla hadlaa ayaa waxaa u yimid koo cabsan oo ka dhacsan waxaana dhax martay sheeko qosol badan .
Xariifkii cabsanaa ayaa waxaa uu weydiyey ninkii waalnaa “saaxiibow waqtiga aa iga wareersan ee ma habeen baa mise waa maalin“
Xarfaankii waalnaa intuu soo booday kulahaa ” saaxiibow ani xaafadan wan ku cusbahay ee dadkii horay u daganaa weydii" …..
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 08:30 and have
, Published at