daajis.com:-Iyada oo ay in wax lagu faano tahay in masuul walibaahi uu ku shir tago waxyaabaha uu dhaqanka u leeyahay dalkiisa ayaa waxaa mararka qaaar dhacda in masuuliyiinta Soomaalida xafladaha qaar ay ka soo muuqdaan iyaga oo wata waxyaaba cajiib ah.
Xaflad ka dhacday degmada Deyniille xilli uu booqanayay madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa kasoo muuqday, Wasiiraka arimaha gudaha Soomaaliya, Cabdi Kariim Xuseen Guuleed, gudoomiya ku-xigeenka gobalka Banaadir, Cali Axmed Guure, Xildhibaan Maryam Qaasim iyo General Cadullaahi Xassan Bariise, taliyaha waxaada denbi barista dalka Soomaaliya.
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:02 and have
, Published at