Fanaanka Snoop Dogg oo lugu eedeeyay in uu si sharci daro ah Dalka Maraykanka u soo galiyo Daroogo

Fanaanka Snoop Dogg oo lugu eedeeyay in uu si sharci daro ah Dalka Maraykanka u soo galiyo Daroogo

daajis.com:-Ciidamada la dagaalanka daroogada Dalka Maraykanka ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in fanaanka Snoop Dogg ka mid yahay rag lala xariirinayo in ay ka beec mushtaraan daroogada .

Waxaa lugu eedeeyay in uu si sharci daro ah dalka u soo galiyo darooga asaga oo ka beec mushtara waxa ayna sheegeen booliska in ay hayaan cadaymo la xariira arintaa islamarkaana ay dabagal ku haayan .

Snoop ayaa dhoor jeer oo hore la qabtay waxana loo haystaa falal la xariira ka beec mushtarida daroogada oo caado ka dhigtay sida booliiska sheegeen waxana jira baaritaano badaan oo booliiska ay wadaan .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada