daajis.com:-Gabadha Faashionestaha ah ee Ashley Moore ayaa si kulul uga hadashay xurgufta xoogan ee u dhaxaysa iyada iyo Fanaanada Selena Gomez oo ay ka dul qaaday saxaibkeeda Justin Bieber
Waxa ay sheegtay in ay u warhayso tilaaba kasta oo ay qaaday waxa ayna tilmaamtay in ay garanayso sababatii keenay xanaaqa iyo in ay la colowdo waxa ay xustay in ay maseertay habeen justin ku kulmeen baar ku yaal Los Angeles.
Selena ayay ku tilmaamtay ruux maseer badan oo aan kalsooni lahayn waxa ayna sheegtay in taa u fududaysay in ay ka dul qaado sida ay sheegtay Ashley waxa ayna xustay in ay iyada guusha gaartay.
Arinta labadaa u dhaxaysa ayaa gaartay heerkii ugu sareeyay waxana sii xmaanaya xariirka u dhaxeeya labadaa caanka ah iyada oo Fanaanka Justina uu yahay mid aan wali ka hadal arintaa xadkeedii dhaaftay.
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at