daajis.com:-Ciidamada Booliiska LA ayaa Xabsiga u tixaabay Fanaanka Caanka ah ee Rick Ross kadib markii gaarigiisa laga helay daroogo sida uu sheegay sargaal Booliiska ka tirsan oo la hadlay The Online.
Xiddigaa ayaa laga qabtay bartamah LA waxana la sheegay in gaarigiisa laga helay daroogo sida ay baahiyeen Booliiska la dagaalama waxyaabaha maandooriyaha waxana loo diray xabsi .
Afayeen Booliiska u hadlay ayaa sheegay in ay socdaan baaritaano ay ku hayaan si loo kala ogaado waxyaabah uu daroogada u isticaamalayay inkastoo booliiska ku adkaysanaayan in uu ka ganacsanayay.
Laakiin qaar ka mid ah asxaabtiisaa ayaa u sheegay Online in laga yaabo in asag uu isticmaalayay waxana ku socda baaritaano arintaa la xariira oo lagu wado in go,aan laga gaaro waqtiyada soo socda.
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:30 and have
, Published at