daajis.com:-Fannaanada ka tagtay Waqooyiga Ameerika ee Hodan Abdiraxmaan ayaa muuqaalkii ugu horeeyay ee ay lasoo heesto Fannaaniinta reer Hargeyso soo dhigtay boggeeda, iyadoo muuqaal uu yahay heestii Dhaxdin ee bishii Agoosto isla qaadeen Hodan iyo Mursal Muuse.
Hodan iyo Mursal ayaa ku baashaalay Muuqaalka Dhaxdin, waxayna labada Fannaan laga dheehanayaa iney ku qanacsan yihiin muuqaalka iyo heesta ay soo wada qaadeen.
Waa muuqaalkii ugu horeeyay ee labadan Fannaan isla soo qaadaan Hees, iyadoo sidoo kale la filayo in muuqaalo kale ay soo bandhigto Fannaanada.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.comUSA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:58 and have
, Published at