daajis.com:-Somali gaareyso ilaa 200 oo qof ayaa ku xeran xabsiyada dalka indonesia kuwaas oo ah tahriibayaa u tahriibayay dalka Australia ku waas oo qaarkood lagu qabtey xadka udhaxeeya malaysia iyo Indonesia qaarkaadna lagu qabtey ayaga oo tahriibaya oo usii jeeda Australia.
kuwani waa qaar kamid ah somalida tahriibayaasha ah oo laqbatey ayaga oo doonta tahriibka raaca rabo.
sida uu nooga soo waramayo mid kamid ah soomaalida ku dhaqan dalka Indonesia.
Insha allah waxan idiin soo gudbin doonaa warbixino ku saafsan arimaha tahriibka iyo dhibaadooyinka u ku heysata tahriibayaasha somalida ee maraya Indonesia ee usii jeeda Australia.
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:43 and have
, Published at