daajis.com:-Fannaanada Soomaaliyeed ee degan Waqooyiga Ameeriko ayaa boggeeda kusoo qortay in umushay Wiil, kaasoo ay ugu magac dartay Fannaanka Dalmar Yare oo Fannaanada ay aad isugu dhow yihiin.
Farxiya Kaba-Yare oo markii ay umushay kadib, taageerayaasheeda fariin ugu soo dirtay isbitaalka dhexdiisa saacado kadib markii ay umushay, iyadoo fariinteeda ku tiri:.
"Allxamdulilahi Rabil Caalamiina Illaah wuu ii fududeeyay waadna mahadsantihiin ducadiiina alle wuu aqbalay. Waxana alle I siiyay wiil magaciisa la yirahdo DALMAR".
Sidoo kale Fannaanada ayaa waxay kusoo qortay boggeeda: "Saaxiibkay Rumaad Dalmar Yare Official iyo Wiilkayga Dalmar Yare
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.comUSA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:30 and have
, Published at