daajis.com:-Nasro Maxamed C/lle oo ah Gabar Soomaaliyeed oo ku nool Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir waxa la dhigay mid ka mid ah Isbitalada Magaalada Muqdisho kadib markii ay Gacanteeda isku Sumeysay.
RIIX HALKAAN SI AAD UDAAWATO MUUQAALKA
Nasaro ayaa sheegtay inay ka quusatay Nolosha Aduunka kadib markii uu qilaaf soo kala dhex galay Seygeeda “”In mudo ah ayaa ka codsanayey markii khilaafkeenu daba dheeraaday inuu madaxeyga isiiyo laakiin taasi waa suurta geli waysay waxana ka doorbiday maadaama dhaqid iyo dhigid aanan haysan inan isdilo”” ayey tiri Nasro.
Hadaba Dhacdadan oo ah mid marka aad dhagaysato aad ilmeyn Doonto ayaa ka dhacday Muqdisho Hadaba Dhagayso Qisadan.
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at