daajis.com:-Filimkaa waxaa soo saare ka ah Ranbir kapoor abahii waxa uuna ku saabsan yahay Qoyska Ranbir hayeeshee waxaa jilaa ka ah Ranbir kapoor iyo gacalisadiisa Katarina kaif kuwaas oo dhawan bilaabaya.
Sheekada Filimkaa ayaa badanaa waxa ay ku saabsanaa doontaa heerarka kala duwan ee uu soo maro Qoyska waxa uuna filimkaa noqon doonaa mid meela kala duwan lagu soo dhigo.
Inta badan filimkaa waxaa xooga lagu saari doonaa sida qoraaga leeyahay waxyaabaha keena bur burka qoyska iyo sida xal loogu heli karo waxana filimkaa lagu dhigi doonaa gudaha Dalka Hindiya.
Ranbir kapoor ayaa u arka arintaa fursad wayn waxa uuna sheegay in uu rajaynayo in dhawaan soo afmeeraan filimkaa oo soo saare ka yahay abahii oo ah soo saare wayn waxanba filimkaa dad badan ka war dhoorayaan marka la soo bandhigo.
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:06 and have
, Published at