daajis.com:-Taylor Swift ayaa la sheegay iney u careysan tahay fanaanada caanka ah ee Jennifer Lopez,kadib markii la sheegay iney si xun ula dhaqantay kooxdeeda.
Taylor ayaa weydiisatay Jennifer iney saacado yar masraxa usii korto xafladeedii Los Angeles,laakin Jennifer ayaa la sheegay inaaney ku faraxsaneyn iney arintaasi qabato.
Jennifer Lopez iyo kooxda la shaqeyso Taylor Swift ayaa si xun isugu dhacay,waxaana arintaani ka dhacday qeybta hoose ee diyaargarow,waxaaney ka diiday in Jennifer iney hogaanka u qabtaan.
Taylor ayaa arintaan aad uga xumaatay,waxaana ay go'aan ku gaartay in mar dambe aysan la shaqeyn dooni Jennifer Lopez ama aysan ku casuumi doonin xafladaheeda sida warbaahintu sheegeen.
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at