daajis.com:-Guddoomiyaha Ururka Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka horyimid Shaqo Joojinta ay Xukuumada Somaliland ku sameysay Telefishinka Caalamiga ah ee UNIVERSAL.
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay ku degdegtay shaqo joojinta isla mar ahaantaana ugu baaqay Warbaahinta kale shaqo joojin.
…..””Arinta dhacday maanta ,waxay mar kasta sii tuseysaa aduunka qaabdarada dalkan ka taagan ,aad iyo aad baan ugu faraxnay in aduunku nala ogaado inaan meeshan hoggaan jirin,qofba wuxuu doono sameynayo …..”’ayuu yiri.
riix halkan ee ka dhageyso wareysiga cali waraabeFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:30 and have
, Published at