daajis.com:-Ciidamo lagu qiyaasay ila 600 oo askari oo horay jabhada
raskambooni uga soo biiray dhankajabhada ONLF ayaa waxaay gabi ahaanba
iskaga baxeen Magaalada Kismaayo iyo hareeraheeda ka dib markay ogadeen
in Gobolada Jubboyinka ay ku soo wajahan yihiin Ciidamada Itobiya.
Ciidamadan ayaa waxaay afka saareen dhanka deeganka Raskambooni
iyo waliba deeganka biyo madoob`ee isla gobolka Jubbada Hose waxaa
ayna ciidamadani qorshaynayaan in ay ayago shacab ah gudaha u galaan
magaaloyinka Gaarisa, Wajeer iyo deeganka habase weyne ee dalka kenya.
Baxsashada Ciidamadan ka tirsana Onlf ayaa waxaay dhabar jab weyn ku
tahay jabhada Raskambooni oo aan lahayn Cudud Ciidan oo ay ku xajisato
deeganada ay hada jogto.
Source:- xoghoose
FADLAN LIKE SII BOGGA.com DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:32 and have
, Published at