daajis.com:-Garoonka Kubada Cagta ee Stadio Koonis, waxaa goordhow ka bilaawday Banaan-bax lagu taageerayo M/weyne Xasan Shiikh, oo ay dhawaan Xilibaano ka tirsan Baarlamaanka ugu baaqeen inuu is casilo.
Boqollaal dadweyne ah oo laga soo daabulay degmooyinka gobolka Banaadir ayaa la geeyay garoonka, waxaana dibad baxaan soo abaabulay sida la sheegay maamulka Gobolka Banaadir.
Shacabka Muqdisho, ayaa Banaanbaxan ku muujinaya Taageerada ay u hayaan M/weynaha, iyo sida ay uga soo horjeedaan Xilibaanada Caadeystay cuuryaaminta shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Muqdisho.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:26 and have
, Published at