daajis.com:-Gabar Shiinaha u dhalatay ayaa go’aansatay inaanay Waqti isaga lumen sugitaanka Gawaarida Gargaarka deg degga ah ee Ambalaaska, ka dib markii iyadoo Wadada mareysa uu Gaari ku dhacay Dhaawacna soo gaarsiiyay.
Waxaysa lasoo baxday iyadoo waliba Dhulka jiifta Qaamuuskeeda Elektaroniga ah oo ay bilowday inay ka aqrisato Ereyo Ingariis ah.
Shaqaalaha Caafimaadka oo Gabdahan usoo gurmaday ayaa waxay rumeysan waayeen Xaaladda ay ku sugantahay Inantan oo Wang Dafan lagu magacaabo, taasoo la arkayay iyadoo Dhulka jiifta Dhaawac daranna helay, hadana Qaamuuskeeda kala furatay oo wax iska aqrisanaysa.

Dad iyada yaqaan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Gabadhan ay tahay Qof Waxbarashada ku wanaagsan, waxayna dhowr jeer heshay Deeqa Waxbarasho iyo Abaal-marinno Aqooneed, iyadoo Mustaqbalkana rajeyneysa inay Jaamacadda Oxford ama Cambridge midood kasoo baxdo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:25 and have
, Published at