daajis.com:-Nin tuug ah oo caado ka dhigtay kaliya in uu xado dharka ay xirtaan gabdhaha yar yar ee Iskuulada dhigta ayaa gacanta u galay Ciidamada booliiska Dalka Japan oo mudo raadin ku hayay ninkan.
Koichi Hirose oo 56-sano jir ah ayaa caado ka dhigtay in uu xado dharka gabdhaha iskuulada dhigta , waxaana ninkan markii ay ciidamada booliisku qabteen gaarigiisa laga helay boqolaal shey oo ah dharka ay xirtaan gabdhaha iskuulada dhigta.
Ninkan burcadka ah ayaa qirtay dambiga uu galay waxa uuna sheegay in uu xatooyo ka geestay in ka badan 50 dugsi ay gabdho dhigtaan oo kuyaala 12-gobol oo katirsan Dalka Japan.
Ninkan burcadka ah ayaa qirtay dambiga uu galay waxa uuna sheegay in uu xatooyo ka geestay in ka badan 50 dugsi ay gabdho dhigtaan oo kuyaala 12-gobol oo katirsan Dalka Japan.
Jariirada Tokyo Reporter ee kasoo baxda Dalka Japan ayaa sheegtay in
ninkan xadida dharka haweenka uu bilaabay laba sanadood kahor uuna
aadna uu jeclaysto in uu xado dharka haweenka una noqotay balwad uu
joojin waayay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:17 and have
, Published at