daajis.com:-Diyaarad laga leeyahay Waddank Gariigga oo si toos ah uga soo kicitintay magaalada Stockholm Wadanka Sweden ayaa maanta marki ugu horeysay waxa ay soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Mqudisho.
Diyaaradan oo magaceeda uu yahay SKYGREECE ayaa waxa ay bilaabeysaa duulimaadyo toos oo isku xiri doono Soomaaliya iyo Yurub, iyadoo si gaar ah ay socdaal ku tegi doonto wadamada Greece,Britain, Sweden iyo Soomaaliya, waxaana iska kaashaday ganacsato Soomaaliyeed iyo kuwa ka soo jeeda dalka Greece, taasi oo u jeedkuyahay in Jaaliyadaha Soomaaliyeed laga haqab tiro duulimaadyada ay ku doonayaan inay ku socdaalaan Soomaaliya iyo dunida inteeda kale.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:13 and have
, Published at