daajis.com:-Qoys kuligood 6 farood gacantiiba ku leh oo reer Brazil ah ayaa saadalinaya in Brazil ku guuleysan doonto koobka aduunka.
Qoyskan ayaa saadalinaya in Brazil markii 6aad badiso koobka aduunka ayagoo ka raacaya lixda farood ee ay leeyhin.
Waa qoys ka kooban 24 qof oo is dhaldhalay, kuligoodna leeyihin lix farood lugo iyo gacmaba.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 11:22 and have
, Published at