daajis.com:-Gabar Siweyn Looga Jecelyahe Fankeeda Qaarada Yurub kana soo jeedo
Talyaaniga blse Abtiyaasheeda Soomaaliyihin ayaa haatans oo qaaday Hees
aan caadi ahayn kuna Xayeesiineyso Caasimada Dalka Soomaaliya ee
Muqdisho.
Fanaanada ayaa heestaan ku amaantay hormarka iyo xaalada Muqdisho
waxaana ay noqotay heesta ugu daawashada badan ee Dalka Talyaaniga
waxaana sido kale sheegtay in ay kuwajahantahay Soomaaliya ayna tageeri
doonto Dadka Dhibaateysan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:00 and have
, Published at