daajis.com:-Fanaanadani oo lagu magacaabo Faa’isa oo ka tirsan kooxda Gurmad Groub ee ka dhisan magaalada Cape town ee dalka Koonfur Africa .
ayaa soo saartay mid ka mid ah heesaheeda oo toban gaaraya heestaasi oo ay fanaanada usoo saartay markii ugu horeysay qaab muuqaal ah oo si quruxsan loo duubay haddaba heestani oo ah mid soo bixi doonta ayaa barta Youtube-ka lasoo geliyey iyadoo hordhac ah.
Halkaan Riix Ee Daawo Heesta
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:00 and have
, Published at