daajis.com:-Ugu yaraan 5 ruux ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday tuulada Witu ee gobolka xeebta Kenya.
Mas'uuliyinta dowladda ayaa sheegay in shanta qof lagu dilay meel aan ka fogayn degaanka Mpeketoni ee dad kor u dhaafaya 60 ruux.
Mas'uuliyiinta ammaanka ayaa sheegay inay baaritaan ku samaynayaan dadka ka dambeeyay dilka cusub.
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas'uuliyadda weerarka Mpeketoni, balse madaxweynaha Kenya ayaa ku eedeeyay siyaasiyiin maxali ah inay ka dambeeyeen weerarkaas.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:09 and have
, Published at