daajis.com:-Wararka
haatan naga soo gaaraya duleedka magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada
Hoose ayaa wxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconaayo dagaal xoogan una
dhaxeeya ciidamada Axmed Madoobe iyo kuwii maalin kahor magaalada laga
saaray.
Ciidamada maamulka KMG ee Jubba ayaa la
sheegay inay qaadeen duulaan xoogan islamarkaana ay ku doonayaan inay ku
baacsadaan ciidamadaan ku abtirsada beesh Majeerteen.
Qasaaraha dagaalkaan lama sheegi karo, hase ahaatee waxaa la sheegayaa in ciidamada Jubba aad loogu daabulay halka dagaalkaan uu ka socdo.
Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Insha Allah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:27 and have
, Published at