daajis.com:-Fanaanada caanka ah Nimco Dareen oo mudooyinkii danbe ku sugnayd Magaalada Jig jiga ayaa markaan waxa la sheegay in ku biirtay Kooxda Liyu Band.
Nimco ayaa la xusay in Miisaan culus ku leedahay Kooxda dhaxdeeda waxana in kooxda ku biirto ka danbaysay wada hadal dheer kadib.
Fanaanada ayaa ka mid ahayd Fanaaniinta aadka looga xiiseeyo Gobalada Afka Soomaaliga looga hadlo waxa ayna leedahay albuna badan.
Hayeeshee sanadkii u danbeeyay waxa ay u badnayd Deegaanka Dowlad Soomaalida Itoobiya halkaa oo ay ku yeelatay Taageerayaal badan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:57 and have
, Published at