daajis.com:-Raouf Abdul Rahman oo ah qaadigii xukunka dilka ku xukumay madaxweynahii hore ee dalka Ciraaq Sadan Xuseen 2006 ayaa wiigii hore waxaa qabtay jabhada islaamiga Dowlada Sham oo dhawaan la wareegay inta badan dalka ciraaq oo gacanta u galiyeen shiicada dowlada Mareykanka oo iyagu riday dowladii adkeed ee ciraaq
Raouf Abdul Rahman ayaa la qabaty wiigii hore isagoona dal dalaad lagu xukumay sidoow Sadaam xuseena u dal dalay loo dal dalay
Dowlada Ciraaq waxay xaqiijisay in uu dhintay ninkii xukumay Sadaam Xuseen lakiin aysan qaban jabhada dagaalka kula jirta xoogaga shiicadaha
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 11:22 and have
, Published at