daajis.com:-Kolonyo Libaax yo ah ayaa Jidgooyo dhigtay wado weyn oo dhax marta beerta lagu hayo xayawaanaadka ee lagu magacabaao Kruger National Park Ee Ku Taala Dalka South africa.
Wadada Waxaa arkeysaa ayada oo ay taagan yihiin dhowr gaari oo nooca raaxada ah oo ay wataan dad dalxiisayaal ah kuwaa oo doonayay in ay beerta ku dhax maraan gawaarida isla markaana arka xayawaanaadka ku xareysan beerta.
Libaax yada waxaa ay sal dhigteen wadad dhaxdeeda ayaga oo si saf balaaran ah u jooga qaarkood waa ay jiifaan oo waa ay qoraxeysanayaan halka qaar ay cayaarayaan.
HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:21 and have
, Published at