daajis.com:-Riwaayad cusub ayaa laga so sameeya joojinta qaadka dalalka Yurub iyo Soomaaliya,iyadoo riwaayadan ay ka hadleyso saameeynta qaadka uu ku yeesho burburka Qoyska.
inta badan Qaadka ayaa ka dambeeyay burburka Lamaanayaal Soomaaliyeed kala tagoodi, waxaana qaadka lagu tilmaamaa inuu yahay maandooriye qofki cuna na uusan si sahlan isaga dhaafi karin.
Hadaba nala daawo Riwaayadan cusub oo runti kaa qosli doonto kadib marki jilaayaashii isugu jiray rag iyo gabdho ay faraha isula tageen.
HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at