daajis.com:-Yaxye Cabdi oo dunida kaga yaabsaday tallaabadii uu ku dhaqaaqay ee naftiisa uu ku haligay, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababtii ku kalliftay in uu ku dhuunto lugta dayuurad safar Shan saac ku bixisay California to Hawaii.
Yahye oo wareysi siiyay TV-ga CBS San Francisco isagoo sheegay in uu doonayay in uu helo Hooyadiis, oo mudo uusan arkin, isla markaana uusan jecleysan in uu la noolaado Eedadiis Aabahiis qabo.
"Marabin inaan la sii noolaado eeday(xaaska aabihiis) waxaan doonayay inaan helo hooyadeey oo aan muddo is arag"ayuu yiri Yaxye.
Yahye wuxuu sheegay in arintaasi in mudo ah uu qorshaheeda uu waday, wax cabsi ahna ka qabin in naftiisa haligmeyso.
HALKAN KA DAAWO VIDEO IYO WARBIXINTA OO DHAN
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:38 and have
, Published at