daajis.com:-Fanaanka caanka ee Soomaaliyeed Maki Xaaji Banaadir, al-fanaan Saciid Daa’uud iyo fanaanad kale ayaa waxa ay magaalada muqdisho si toos ah uga qaadeen hees cusub oo ay ugu talagaleen furitaanka tartanka kubadda cagta ee degmooyinka magaalada Muqdisho.
Al-fanaan Maki Xaaji Banaadir iyo saaxiibadiis kale ayaa heestaan waxa ay ugu talageen inay ku dhiiri geliyaan ciyaartooyda ka qaybgalaya tartanka iyo dadweynaha usoo daawasha tagaya ciyaaraha degmooyinka Muqdisho.
HALKAAN KA DAAWO HEESTA MAKI IYO:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:39 and have
, Published at