daajis.com:-Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shir Jaraa'id ku faah faahiyayn istish-haadka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii Mujaahidiinta Soomaaliya.
Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere ayaa shirkiisa Jaraa’id uga hadlay arrimo muhiim ah isagoona shacabka Soomaaliyeed ugu bishaareeyay in Halganka jihaadka Soomaaliya ee ka dhanka ah shisheeyaha soo duulay iyo xulufadeeda uu miradhal ku dhawyahay.
Afhayeenka ayaa ku dheeraaday ka hadalka taariikhda iftiimaysa ee Sheekh Abuu Zubeyr wuxuuna carrabka ku adkeeyay in mujaahidiinta Soomaaliya iyo hoggaankoodu ay ku taagnaan doonaan wadadii Abuu Zubeyr.

Halkan ka dhageyso Shirka Jaraa'id Ee Sh.Cali Dheere MP3
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:00 and have
, Published at