daajis.com:- Xaawa Jaamac Cabdi waa gabar ku dhalatay arag la’aan, waxay ku nooshahay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Xaawo ayaa waxay ka sheegeysay dhacdo xiiso badan oo soo martay, oo ku saabsan Jaceyl dhab ah oo kusoo maray xiriir qadka taleefanka ah.
Gabadhani oo ah ardayad wax ka barata dugsiyada loogu talagalay dadka araga la ee wax ku bartaan farta Braille loo yaqaan, taasoo u suuragelisay inay wax aqriso, qortana.
Xaawa waxay Wareysigan kaga hadleysaa qisooyin xiiso badan, suugaan ay ka tirisay Jaceylkii soo maray iyo sida ay ku weysay intaba iyo guud ahaan nolosha ay la kulantay.
Halkaan ka Daawo Qisada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:06 and have
, Published at