daajis.com:- Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shacabka kala hadlay warbaahinta dowladda,waxuuna si qoto dheer ugu hadlay xaaladda dalka iyo higsiga dowladda uu hoggaamiyo.
Madaxweynaha ayaa soo duubay video soconaya in ka badan 20 daqiiqo, isaga oo sheegay inuu sida qof caadi oo shacab oo kale ah ula hadlayo dadweynaha, oo uusan markan ahayn madaxweyne.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at