daajis.com:- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in qof kasta oo guri ama hanta looga haysto magaalada Muqdisho ay la soo xiriirto maamulka si loogu wareejiyo.
wuxuu wareysi uu bixiyay ku faahfaahiyay howl-gallo uu maamulku bilihi la soo dhaafay ka waday magaalada oo isagoo kaashanaya garsoorka dib loogu celiyay dad badan hanta looga heystay Xamar. wuxuu tilmaamay in wali howshaasi ay socoto ciddii hanta ay leedahay oo ay sharci u heysata looga heysto magaaladana uu maamulku diyaar u yahay inay u soo celiyaan.
isha:- umadanews
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at