daajis.com:- inkastoo ay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay si dar dar leh uu uga socdo shirka Maamul u samaynta 3-da gobol ee Bay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose ayaa dhinaca kale waxaa howshooda iska sii wata Maamulka 6-da gobol ee koonfu galbeed Soomaaliya.
Shir maanta kadhacay xarunta EDC ee magaalada Baydhabo oo ay isugu yimaadeen xildhibaanada iyo maamulka lixda gobol iyo wasiiro ka tirsan maamulkaasi ayaa maanta waxaa lagu doortay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka oo uu hogaamiyaha u yahay Madoobe Nuunoow Maxamed.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:44 and have
, Published at