daajis.com:- Gabar Soomaaliyeed oo ciidamada amaanka Mombassa gacanta ku dhigeen ayaa lasoo taagay Maxkamad iyadoo si qasab ah garba tuub ay u hayaan ciidamada Booliska, isla markaana ay ku qeylinayso in aysan wax dambi ah laheyn.
Askari ka tirsan ciidamada booliska ayaa isagoo qoslaya si bah dilaad ah ula dhaqmaya haweeneydaasi oo xijaaban, wajigeedana ay ka muuqatay rafaad fara badan, taasoo lagu eedeeyay inay sharci daro ku joogtay daalka Kenya.
Maxkamadda oo aan wax go’aan ah ka qaadan gabadhaasi bah dilaada lagu sameeyay ayaa hadana si qasab ah ay askarta Kenya iyagoo jiidaya la laga bixinayaa maxkamadda, laguna celinayaa xabsiga.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:59 and have
, Published at