daajis.com:- Madaxda ugu sareysa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa muddooyinkii dambe ka dhex jiray khilaaf u muuqda mid cirka isku sii shareeraya marba marka ka dambeysa kaas oo la sheegay in uu habacsanaan ku keeni karo qorshaha hiigsiga sanadku marka uu yahay 2016 oo la doonayo in dalka Doorasho xor ah ay ka dhacdo.
Muranka & Isqab-qabsiga ka dhextaagan Madaxda dowladda ayaa lagu sheegay mid dastuuri ah, oo midba midka kale u adeegsanaayo una fasiranaayo sida uu rabo.
Halkaan ka Daawo Ariktada Shacabka Reer MugdishoFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 11:55 and have
, Published at