daajis.com:- Ayaa Heshay Xog Ku Saabsan Xildhibaan Ka Soo Jeeda Beesha Mareexaan Ra’isal Seedi uu u yahay laguna magacaabo Xildhibaan Alankey Yuusuf Xasan,ayaa Xawilaadda Al-Mustaqbal ee Magaaladda London,loogu soo diray 14000-Doolar,iyadoo lacagtaas Laaluushka ah looga iibsaday Mooshinka la doonayo in looga taqaluso Reysalwasaaraha Dawladda Federaalka C/weli Sheekh.
Ninka lacagta Laaluushka Xildhibaankan codkiisa la iibsaday,u soo diray ayaa sida ku cad Warqadda Xawilaadda Al-Mustaqbal,waxaa u soo diray Mustafa Axmed Nuur oo Seedi u ah Madaxweynaha Dawladda federaalka Xasan Culusoow.
Waxaa xusid mudan hadalkii Nicholas-Kay uu ku sheegay Xildhibanaada Mooshinka ka keenay Reysalwasaare C/weli in Laaluush lagu siiyay inay ridaan Reysalwasaraha inay rumoowday,waxaana xaqiiqo ah Hadalka Kay iyo Xildhibaanadda ka soo horjeeda Mooshinka inay ka run sheegeen,in Laaluush loo isticmaalayo sidii loo ridi-lahaa Reysalwasaaraha
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:48 and have
, Published at