Ciidamada Dowlada Somalia Ee Gobolka Baay oo Qabtay haweeyneey Hubeeysaneyd

Ciidamada Dowlada Somalia Ee Gobolka Baay oo Qabtay haweeyneey Hubeeysaneyd

daajis.com:- Max’ed Max’uud Jiiroow oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada Dowadalada Somalia ayaa sheegay in ay Gacanta ku dhigeen Haweeneey hubsan oo  katirsan Xarakada Al-shabaab.


Taliye jiiroow ayaa sheegay in ay haweeyneeydani ay hubeeysneyd Gacantana ay ku heeysatay Qoray AK47 Ciidamaduna ay xabsiga  u taxaabeen.


Dhinaca kale taliye Jiiroow ayaa sheegay in Ciidamada Dowlada Somalia ay sidoo kale gacanta ku dhigeen rag sida haweenka usoo labistay oo katirsanaa Al-shabaab.


Waxa uu sheegay in haweeyneeydaasi hadda su’aalo lagu weeydeenayo Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay wixii baaritaanadaasina ka soo baxa ay dib warbaahinta kala socod siindoonaan.


Waxa uu sheegay in ay sii wadi doonaan howlgaladaasi ay ka wadaan Gobolka Baay Ee Koonfuirta Wadanka Somalia .

Baryihii ugu danbeeyay Gobolada Baay & Bakool waxaa ka socday howlgalo ay wadeen Ciidamada Dowlada Somalia iyo gacan ka helayay Ciidamada AMISOM .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada