daajis.com:-Fadeexooyin balaaran ayaa Madaxweyne Garguurte ka heysta xaga nidaamka dowliga hasse yeeshee todobaadkaan ayaan isku duba ridnay qeybo ka mida si aan bulshadda u tusno Minbarka Salaanta ee Barotokolka ayaa Madaxwayne walba ag istaagaa Calanka dalkiisa,sida saxda ah balse Madaxwayne Xasan Sheekh wuxuu astaan u noqday aqoondaro ka heysata xaga Baratakoolka.
`Qaladaadka uu galay oo ciidda ka badan waxaa ugu weynaa markuu tegay aqalka cad ee Mareykanka oo Xaaskiisa ku hor oraday,safarkiisii Qatar oo Boqorka dalkaas ku yiri fadlan ku soco Rooga Cas.iyo shirarkii Jibouti iyo Belguim oo sanka uu farta kula jiray isagoo dadka qaarkii ka lalabeeysiiyay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:55 and have
, Published at