Daawo:- Gabar Jaceylka ay u qabto Madaxweynaha Turkiga Muuqaal Ku Muujisay

Daawo:- Gabar Jaceylka ay u qabto Madaxweynaha Turkiga Muuqaal Ku Muujisay

daajis.com:-Waxaa Muuqaal iska soo duubtay gabar soomaaliyeed oo ku nool dalka Sweden taasi oo shaaca ka rogtay in ay niyada ugu hayso jaceyl fog madaxweynah dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan waxaana ay baaqeeda marsiisay Muuqaalkan.

Gabadha waxa ay raacisay baraanbur xigmad ku jirto oo ka tarjumayay wanaaga uu leeyahay Madaxweynahaasi iyada oo dalbanaysa in dhammaan dadka looga baahan yahay in ay jeclaadaan masuulkaasi.

Erdogan ayaa caawimaad ula istaagay bulshada dhiban ee soomaaliyeed waxaana dalka soomaaaliya inta ay dadkiisa ka shaqaynayeen laga dareemay isbadal xoog badan dhanka horumarka ah iyo bilicda goobo caan ah oo soo laabtay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada