Daawo:- garoonka muqdisho oo loo disay gate -ka diyaradaha ku xertaan

Daawo:- garoonka muqdisho oo loo disay gate -ka diyaradaha ku xertaan

daajis.com:-Xili shalay xariga cas laga gooyay garoonka qaybta cusub ee Tuyrkiga dhiseen ayaa waxaa maanta Magaalada Muqdisho dadku la yaaban yihiin in weli xeran yahay garoonka qaybtii soo dagista iyo duulista e shalay la furayay.

Waxaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho weli suran Sawiradaii Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Madaxweyne Erdogen albaabyada ayaana weli u laaban oo cidi ma galin kamana soo bixin sidii shalay loo albaabay.

DAAWO MUUQAALKA VIDEO GA RIIX HALKAAN




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada