daajis.com:- Farshaxaniistaha Caanka ah Aminarts ayaa waxa uu Sawir gacmeed cajiib ah ka sameeyay Afartii wasiir ee sababsaday diidmada Xildhibaanada bahoobay ee ka tirsan BF Somalia.
Qormo gaaban oo xigmad ka turjumeyso, ayaa la duldhigay Afartii wasiir oo iyagu ka qoomameynaayo riditaankii ay rideen Xukuumadihii ay kala hogaaminaayen Shirdoon iyo C/weli Sheekh Axmed oo laba kamid ah ay ka hayeen xilal muhiim ah.
Faarax C/qaadir oo kamid ahaa Afartaasi wasiir ayaa waxa uu shalaay ka taagan yahay ka qeybqaadashadii uu ka qeybqaatay riditaanka Xukuumadahaasi waxa ayna Afartaasi la diiday ay xiligaani taagan yihiin meel cidla ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at