Halkaan ka Aqriso:- Magacyada Iyo Qabaa’ilada Ay Kasoo Jeedaan Wasiirada Cusub Ee Lamagacaabay.

Halkaan ka Aqriso:- Magacyada Iyo Qabaa’ilada Ay Kasoo Jeedaan Wasiirada Cusub Ee Lamagacaabay.

daajis.com:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke ayaa xalay ku dhawaaqay Golaha Wasiirada, kadib wadatashi uu la yeeshay madaxweynaha, gudoonka baarlamaanka, xildhiibanada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan, Golahaan Wasiirada ayaa waxay ka kooban yihiin 20 wasiir, iyadoo si dib laga soo magacaabayo Wasiiro Ku-xigeenada iyo Wasiiro Dowlayaasha.

Hadaba weheldoon ayaa u kuur gashay Sida ay ku heli laheed Sida Loo Qeybsaday Wasiirada iyo Shanata Qabiil ee Soomaali u kala baxdo Sida ay u Qeybsadayn Wasiirada Waxaana noo suuragashay in aan helno Wasiirada Qabiilada ay kasoo jeedaan .

Beesha Dir:

1-Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga (Isaaq ,Habar Awal)

2-Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta (Dir,Biyo Maal)

3- Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda (Dir ,Gadabiirsi)

4- Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka (Isaaq ,Habaryoonis)

Beesha Shanaad:

1-Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha (Jareerweyne)

2-Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha (Tumaal)

3-Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda (Reer Awxasan)

4-Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa (Meheeri,Carab Saalax)

Beesha Hawiye:

1-Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalk(Habar Gidir)

2-Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga(Murusade)

3-Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda (Gaal Jeel)

4-Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga(Xawaadle)

Beesha Daarood:

1-Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga (Mareexaan)

2-Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta(Ogaadayn)

3-Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada(Dhul Bahante)

4- Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada (Leelkase)

Besha Digil/Mirifle:

1-Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda(Raxanweyn,Disoow)

2-Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beerah(Raxwayn)

3-Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka(Raxanwayn Hadamo)

4Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska(Digil,Gelledi)

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada